Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs West Brom: Mourinho Oo Aan Waxba Ka Badalin Shaxdii Uu Ku Garaacay Man City

Kooxda Man United ayaa goordhaw garoonkeeda Old Trafford kula ciyaari doonta kooxda West Bromwich Albion kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

United ayaa doonaysa in ay gaarto guusheedii 6-aad oo xiriir ah Markii ugu horaysay horyaalka premier Leagu tan ilaa January 2017.

West Brmo ayaa iyaduna wali ku rajo weyn in ay ku soo negaado horyaalka una dagaalanto in ay guul lama filaan ah ka gaarto United.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Valencia, Lindelof, Smalling, Young, Herrera, Pogba, Matic, Mata, Sanchez, Lukaku

 

Kaydka: Pereira, Jones, Rojo, Martial, Lingard, Rashford, McTominay

 

West Brom: Foster, Nyom, Dawson, Hegazi, Gibbs, Phillips, Livermore, Brunt, McClean, Rodriguez, Rondon

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada