Shaxda Rasmiga Ah Ee Malaga Vs Real Madrid: Lucas, Benzema, Asensio Oo Hogaaminaya Weerarka Real

Kooxda Real Madrid ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Malaga kulan ka tirsan horyaalka La Liga Todobaadkiisii 32-aad kana dhacaya garoonka Malaga.

Los Balncos ayaa isha ku haya in ay ku soo laabato kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalk oo ay haatan kaga jirto kooxda Valcencia.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Navas, Carvajal, Vallejo, Ramos, Theo, Casemiro, Kovacic, Isco, Lucas, Benzema, Asensio.

 

 

Malaga: Roberto; Rosales, Torres, Miquel, Ricca; Iturra, Lacen, Chory, Rolan, Adrián; Ideye.

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada