Muuqaal: Ronaldinho Maxuu Kala Kulmay Itoobiya Ka Dib Booqasho uu ku tagay

Halyeeyga Xulka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa booqasho ku tagay dalka Itoobiya isaga oo booqday garoon ay ka socotay ciyaar.

Xiddiga ayaa garoonka soo galay isaga oo xiran maaliyada xulka qaranka Itoobiya isaga oo gacamaha u haadinaya taageerayaashii sida weyn u soo dhaweeyay

Ronaldinho ayaa la kulmay soo dhawayn cajiib ah iyada oo uu xiddiga reer Brazil si weyn ula dhacay soo dhawaynta cajiibka ah ee uu la kulmay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada