Halkaan Kaga Bogo Dhamaan Koobabkii Uu Tababare Pep Guardiola Ku Soo Guulaystya

Tababaraha Kooxda Man city ee Pep Guardiola ayaa mar kale ku guulaystay horyaalka kadib markii ay kooxdiisa Man city ku guulaystay horyaalka premier League.

Guardiola ayaan kucusbayn ku guulaysiga horyaalkada maadama uu horay ugu soo sameeyay kooxihii uu horay u soo maamulay ee Barcelona iyo Bayern Munich.

Tababaraha reer Spain ayaa ku guulaystay koobkiisii 23-aad mudadii 9-ka sano ahayd ee uu tababaraha ka ahaa kubada cagta.

Guardoila ayaa koobabkiisa ugu badan kula soo guulaystay kooxda Barcelona isaga oo 16 ka mid ah koobabka uu ku soo guulaystay kula guulaystay kooxda Barcelona.

Waxana uu labadii koob ee ugu horeeyay kooxda Man city kula guulaystay xilli ciyaareedkan kadib League cup-ka iyo Premier League.

Halkan Hoose Kaga Bogo Koobabka uu Guardiola ku soo guulaystay:

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada