Dib U Eegid : Ronldo Oo Taariikh Ku Dhigtay Goolkiisa Quarter-final-ka Champion-ka Ee Juventus

Ronaldo ayaa Juve kaga naxsaday gool daqiiqadii sedexaad ka dib baas cajiib ah oo uu ka helay saaxibkiisa Isco

Real ayaa Juve marti ugu aheyd kullan ka tirsan lugta 1-aad ee wareegga quarter-final-ka Champion-ka

Hadaba Ronaldo ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay taariikhda champion-ka oo shabaqa soo taabta 10 kullan oo isku xiga oo tartankaan ah isaga oo dhaliyay 15 gool.

Sidoo kale Ronaldo ayaa goolkaas ku yeeshay 21 gool oo oo quarter-final-ka Champion-ka ah

Intaas kuam joogsnan , Ronaldo wax auu hataan sidaas ku leeyahay 38 gool dhamaan tartamada ee xilli ciyaareedkaan mana jiro xidig akle o sidaas sameeyay shanta horyaal ee ugu weyn yurub

Ugu dambeyn goolkaas uu Ronaldo ka dhaliyay Juve ee yimid daqiiqaddii 3-aad ayaa ah midkii ugu deg deg badmaa aayihiisa Champion-ka

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada