Dib U Eegid : Ronaldo Shabaqa Juventus Waxa Uu Ku Leeyahaya Rikoor U Gaar Ah .

Ronaldo ayaa Real ku hogaamiyay guul weyn oo ay ka gaareen Juve oo ay marti ugu ahaayeen lugta koowaad ee wareegga 8-da ee Champion-ka

Sedex gool ayay Real ku soo badiyeen xilli laba ka mid aha uu saxiixay Ronaldo xilli goolka labaad oo ahaa dhabal waliba waxa uu ahaa mid aad u qurxoon

Hadaba Ronaldo ayaa sara u qaaday goolasha uu ku leeyahy Juventus marka la joogo tartanka koobka dhagaha weyn ee Champion-ka

Ronaldo ayaa haatan ku leh Juve 9 gool oo Champion-ka ah mana jiro xiddig horay sidaas uga sameeyay tartankaan Champion-ka oo Juventus ku bar bartay shabaqooda

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada