Dib U Eegid : Juve Dhan-dhan Qaraar Ayuu U Yahay Guul Daraddii Garoonkooda Ku Qabsatay , Maxay Uga Dhigan Tayay Sedxedaas Gool

Juventus ayaa guul darro culus waxa ay kala kulmeen Real oo marti u ugu aheyd kullan ahaa lugta 1-aad wareegga 8-da Champion-ka

Sedex gool oo nadiif ah ayaa lagu garaacay Juve xilli ay ku dhameysteen kulanka 10 ciyaaryahan ka dib markii Paulo Dybala uu kaarka cas qaatay daqiiqaddii 66-aad

Sedexdaas gool waxaa laba ka mid ahaa saxiixay Ronaldo halka midka labaad uu ahaa mid cajiib ah waxa uuna u dhaliyay qaab dhabal ah .

Hadaba guul daradaas ayaa ah tii ugu cusleyd ee Juve ku qabsatay garoonkooda dhamaan tartamada tan iyo markii Bianconeri u soo wareegeen garoonkooda cusub in September 2011

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada