Daawo: Taageere Arsenal Ah Oo Mudaharaas Uu Kaga Soo Hor Jeedo Arsene Wenger Ku Soo Daray Barnaamij Uu Daadihinayay

Kooxda Arsenal ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Newcastle Axadii kulan ka tirsanaa horyaalka premier League todobaadkiisii 34-aad.

Gunners ayaa la kulantay guuldaradii 6-aad oo xiriir ah oo ka soo gaartay kulamada ay ku ciyaarto meel ka baxsan garoonkeeda xilli ciyaareedkan horyaalka.

Taas ayaa ka xanaajisay taageeraha caanka ah ee Preis Morgan kaas oo barnaamijka Subax Wanaagsan Britian kaga mudaharaada Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada