Dib U Eegid : Sedex Rikoor Oo Uu Mohamed Salah Klaa Baxay Kulankii Warford Ay Ku Xasuuqeen

Mohamed Salah ayaa guul qaali ah oo uu wacdaro ku dhigay waxa uu ku hogaamiyay Liverpool iyaga oo 5 gool kaga talaabsaday Watford

Aafra ka mid ah 5-taas gool waxaa saxiixay Salah halka kan 5-aad uu lahaa saaxibkiisa Ferminho

Hadaba xogtaan ayaa ka soo baxday goolasha Salah ee Liverpool.

Mohamed Salah ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee Liverpool ee afar gool dhaliyay hal xilli ciyaareed gudahiisa oo horyaalka ah tan December 2013-kii waxaana xilligaas sameeyay Suarez oo ka hor tagay kooxda Norwich

* Mohamed Salah ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee Masar oo sedexleey ama ka badan ka dhaliya horyaalka Ingiriiska

* Salah ayaa noqday laacibkii labaad ee african oo hal xili ciyaareed gudahiisa oo horyaalka ah ku dhaliya 28 gool kaliya waxaa sidaas horay u sameeyay Drogba waxa ayna aheyd sanadkii 2009-kii xilligaas oo uu dhaliyay 29 gool

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada