Dib U Eegid : Man City Oo Arsenal Rikoor Kaga Jibisay Sedexleydii Ay Ka Dhaliyeen Qeybta Hore Ee Ciyaarta

Man City ayaa nasiinada ugu dirtay kooxda Arsenal sedex gool oo nadiif ah ka dib ciyaar qaladaad dhanka daafac ah ay hareeyeen wiilasha Wenger

Sedexdaas gool waxaa City u dhaliyay Bernardo Silva, David Silva iyo Sane waxa ayna kala yimaadeen daqiiqadihii 15-aad , 28-aad iyo 33-aad

Hadaba City sedexdaas gool ee ay ku dhaliyeen garoonka Arsenal gara ahaan qeybta hore iyadoo horyaalka la joogo waxa y ku dhigeen taariikh.

Hadaba waa markii ugu horeeyay ee Arsenal sedex gool ku qaabilayaan garoonkooda qeybta hore ee ciyaarta iyadoo la joogo horyaalka Ingiriiska

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada