Dib U Eegi: Romelu Lukaku Oo Isku Qoray Tariikhda Premier League & Laba Xog Oo Laga Diyaariyay Goolkii Uu Ka Dhaliyay Swansea City

Kooxda Man United ayaa guul ay u qalantay ka gaartay kooxda Swansea City kulan ka dhacay Old Trafford kana tirsanaaa todobaadkii 32-aad ee horyaalka premier League.

Weeraryahanka Romelu Lukaku ayaa goolasha u fursay kooxdiisa isaga oo goolka 1-aad u dhaliyay daqiiqadii 5-aad ee qaybtii dambe ee ciyaarta.

Kadib Goolka uu dhaliyay weeraryahanka reer Belguim ee Lukaku ayaa noqday xiddigii 28-aad ee dhaliya 100 gool taariikhda horyaalka premier League.

Sidoo kale Romelu Lukaku ayaa noqday xiddigii 5-aad ee da,yarka ahaa ee horyaalka premier League ka dhaliya 100 gool.

Halkan Hoose Kaga Bogo 28-ka xiddig ee premier League ka dhaliyay 100 gool:

  1. Alan Shearer
  2. Wayne Rooney
  3. Andy Cole
  4. Frank Lampard
  5. Thierry Henry
  6. Robbie Fowler
  7. Jermain Defoe
  8. Michael Owen
  9. Les Ferdinand
  10. Teddy Sheringham
  11. Robin van Persie
  12. Sergio Agüero
  13. Jimmy Floyd Hasselbaink
  14. Robbie Keane
  15. Nicolas Anelka
  16. Dwight Yorke
  17. Steven Gerrard
  18. Ian Wright
  19. Dion Dublin
  20. Emile Heskey
  21. Ryan Giggs
  22. Paul Scholes
  23. Darren Bent
  24. Peter Crouch
  25. Didier Drogba
  26. Harry Kane
  27. Matt Le Tissier
  28. Romelu Lukaku

Halkan Hoose Kaga Bogo 5-ta Xiddig e Ugu da,da yar ee Dhaliyay 100 Gool Premier League & Da,dii ay ku dhaliyeen

  1. Michael Owen (23 jir Iyo 134 maalmood).
  2. Robbie Fowler (23 jir Iyo 283 maalmood).
  3. Wayne Rooney (24 jir Iyo 100 maalmood).
  4. Harry Kane (24 jir Iyo 191 maalmood).
  5. Romelu Lukaku (24 jir Iyo 322 maalmood).

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada