Zinedine Zidane Oo Waxii Uu Awood Haystay U Soo Xushay Kulanka PSG

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa u soo yeedhay waxiii uu awood hayay kulanka champions league ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto kooxda Paris Saint-Germain.

Zidane ayaa sidoo kale qaatay go,aan la yaab leh isaga oo ku soo daray xiddiga dhaawacan ee Jesus Vallejo Iyo xiddiga ganaaxan ee Dani Carvajal.

Los Blancos oo ka hadhay copa Del Rey-ga sidoo kale 17 dhibcood ka dambaysa hogaamiyayaasha horyaalka La Liga ee Barcelona ayuu muhiim u yahay kulanka PSG ee Habeen dambe.

Zidane ayaa fariin ugu diray adduunka in ay kooxdiisu isku duuban yihiin isaga oo xitaa liiska ku soo daray xiddigaha aan ciyaarayn kulanka.

Halkan Hoose Liiska Kaga Bogo

Keylor Navas, Kiko Casilla, Luca Zidane, Dani Carvajal, Achraf Hakimi, Nacho, Sergio Ramos, Raphael Varane, Jesus Vallejo, Marcelo, Theo Hernandez, Casemiro, Marcos Llorente, Toni Kroos, Luka Modric, Mateo Kovacic, Dani Ceballos, Marco Asensio, Isco, Lucas Vazquez, Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Karim Benzema & Borja Mayoral.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply