WARBIXIN: Xiddigihii Ay La Soo Wareegeen & Xiddigihii Ay Fasaxeen Kooxaha Ugu Waaweyn Liiska Oo Dhamaystiran

Waxa si Rasmi ah labaabada loogu xiray suuqa Janaury oo ahaa mid aad u daba dheer oo ay kooxo badan si fiican uga soo adeegteen iskana xoojiyeen meeshii ay ka liiteen qaybtii hore ee ciyaareedkan.

Premier league ayaa sidii lagu yaqaanay suuqa galiyay lacag waali ah oo malaayiin ah iyaga oo la wareegay xiddigo waaweyn iyo waliba saxiixyo rikoor jabis ah.

Koox walba oo premier league ah ayaa ugu yaraan hal xiddig iibsatay halka kooxaha qaar ahaayeen qaar si weyn mashquul ugu ahaa xiddigo badana kooxdooda ku soo daray.

Barcelona ayaa dhaaystirtay saxiixa ugu qaalisan suuqa iyada oo Philippe Coutinho kala wareegtay Liverpool halka ay sidoo kale Liverpool rikoorka suuqa daafaca u jabisay Virgil van Dijk.

Hadadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigaynaa suuqii ay sameeyeen kooxaha ugu waaweyn yurub:

Yimid: Coutinho (120m euros+ 40m euros in add-ons) & Yerry Mina (12m euros)

Baxay: Rafinha (Amaah) Arda Turan (Amaah), Mascherano (5.5m euros,) Deulofeu (Amaah)

Yimid: Vitolo (36m euros), Diego Costa (55+10m euros)

Baxay: Vietto (Valencia), Moreira (Os Belenenses), Augusto (Beijing Renhe)

Yimid: Van Dijk (85m euros)

Baxay: Coutinho (120m euros, Barcelona), Sturridge (West Brom) & Grujic (Cardiff)

Yimid: Laporte (65m euros)

Baxay: None

Yimid: Aubameyang (65m euros), Mkhitaryan (swap for Alexis) & Mavropanos (2m euros)

Baxay: Alexis (United), Walcott (20m euros, Everton), Coquelin (Valencia), Giroud (20m euros, Chelsea)

Yimid: Emerson Palmieri (20m euros), Barkley (17m euros), Giroud (20m euros)

Baxay: Diego Costa (Atletico), Musonda (Loaned to Celtic)

Yimid: Alexis (swap for Mkhitaryan)

Baxay: Mkhitaryan (Arsenal)

Yimid: Lucas Moura (30m euros)

Baxay: Waxba

 

 

Yimid: Akanji (21m euros), Sergi Gomez (3m euros), Batshuayi (Amaah)

Baxay: Waxba

Yimid: Vietto (Amaah), Coquelin (Amaah)

Baxay: Orellana (Eibar), Mir (Wolverhampton), Nacho Gil (Las Palmas)

Yimid: Arana (11m euros), Layún (Amaah), Roque Mesa (Amaah), Sandro (Amaah)

Baxay: Montoya (Cruz Azul), Krohn-Dehli (Deportivo), Lasso (Osasuna)

Yimid: Sandro Wagner (13m euros)

Baxay: Waxba

Yimid: Waxba

Baxay: Waxba

Yimid: Waxba

Baxay: Waxba

Yimid: Lass Diarra (Xor)

Baxay: Lucas Moura (25m euros, Tottenham), Remy Descamps (Xor)

Yimid: Rafinha (Amaah) & Lisandro Lopez (Amaah)

Baxay: Waxba

Yimid: Machach (Xor)

Baxay: Waxba

Yimid: Gonzalo Paciencia (Amaah), Paulinho (Amaah)

Baxay: Joao Costa (Gil Vicente), Layún (Sevilla), Juan Quintero (River Plate)

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply