WARBIXIN: Saxiixyadii Waaweynaa Ee Laga Sameeyay 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn & Sida Ay Shaxdoodu Noqon Doonto Qaybta Dambe Ee Xilli Ciyaareedkan

Waxa ay uu ahaa suuq la xasuusto iyada oo kooxo waaweyn oo reer yurub ah sameeyeen saxiixyo waaweyn iyaga oo waliba kooxaha ay isku horyaalka yihiin xiddigo kala soo wareegay.

Si kasta ha ahaatee kooxaha premier league ayaa ahaa kooxaha ugu dhaq-dhaqaaqa badan iyada oo kaliya Barcelona iyo Atletico Madrid soo raaceen kooxahaas.

Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada ugu waaweyn ee la sameeyay iyo waliba sida ay haatan shaxdoodu noqon doonto.

Saxiixyadii ugu waaweyn ee Premier League:

Van Dijk (Liverpool) – 85m euros

Laporte (Mánchester City) 65m euros

Aubameyang (Arsenal) 63m euros

Lucas Moura (Tottenham) 30m euros

André Ayew (West Ham) 23m euros

Walcott (Everton) 22.5m euros

Tosun (Everton) 22m euros

Carrillo (Southampton) 22m euros

Giroud (Chelsea) 20m euros

Emerson Palmieri (Chelsea) 20m euros

Saxiixyadii Ugu Waaweynaa Ee Germany:

Akanji (Dortmund) 21.5m euros

Sandro Wagner (Bayern) 13m euros

Mehmedi (Wolfsburg) 8m euros

Rashica (Werder Bremen) 7m euros

Ujah (Mainz 05) 3.8m euros

Koziello (Koln) 3m euros

Mario Gomez (Stuttgart) 3m euros

Simon Terodde (Koln) 3m euros

Sergi Gomez (Dortmund) 3m euros

Langkamp (Werder Bremen) 2.5m euros

Saxiixyadii Ugu Waaweynaa Ee Italy:

Pol Lirola (Sassuolo) 8.5m euros

Dabo (Fiorentina) 4.5m euros

Ceter (Cagliari) 3.2m euros

Mattiello (Atalanta) 2.5m euros

Jean Claude Billong (Benevento) 2.1m euros

Caligara (Cagliari) 2m euros

Damascan (Torino) 1.5m euros

Nehuen Paz (Bolonia) 1.2m euros

Lemos (Sassuolo) 1m euros

Medeiros (Genoa) 1m euros

Saxiixyadii Ugu Waaweynaa Ee France:

Pellegri (Monaco) 21m euros

Terrier (Lyon) 11m euros

Sakho (Rennes) 10m euros

Guitane (Rennes) 10m euros

Sacko (Nice) 2m euros

Baysse (Bordeaux) 1m euros

Stiven Mendoza (Amiens) 1m euros

Timo Stavitski (Caen) 0.6m euros

Saxiixyadii Ugu Waaweynaa Ee La Liga:

Coutinho (Barcelona) 160m euros

Diego Costa (Atletico) 55m euros

Vitolo (Atletico) 36.5m euros

Inigo Martínez (Athletic) 32m euros

Roger (Villarreal) 15m euros

Coquelin (Valencia) 13.5m euros

Bartra (Betis) 10.5m euros

Yerry Mina (Barcelona) 11.8m euros

Arana (Sevilla) 11m euros

Hector Moreno (Real Sociedad) 6m euros

Choco Lozano (Girona) 1.75m euros

Javi Fuego (Villarreal) 1.5m euros

Hadaba Halkan Kaga Bogo Shaxda Ay Ku Soo Gali Doonaan Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedkan

FC Barcelona

Manchester City:

Atlético de Madrid:

Valencia:

Arsenal:

Manchester United:

Sevilla:

Chelsea:

Liverpool:

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply