Shaxda Rasmiga Ah Ee Porto Vs Liverpool: Jurgen Klopp Oo Shax Adag Ku Soo Galay

Kooxda Liverpool ayaa la ciyaaraysa kooxda kooxda FC Porto kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 16-ka tartanka champions league.

Liverpool oo tan ilaa 2009-kii iska soo xaadirisay wareega 16-ka ayaa isha ku haysa in ay iska xaadiriso wareega 8 dhamaadka.

Laakiin Reds ayaa ku aaday kooxda Porto oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jirta xilli ciyaareedkan oo aan wax guuldaro ah la kulmin horyaalkeeda.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Porto: Jose Sa, Ricardo, Reyes, Marcano, Alex Telles, Herrera, Sergio Oliveira, Otavio, Brahimi, Marega

 

Liverpool: Karius, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson, Henderson, Milner, Wijnaldum, Salah, Mane, Firmino

Kaydka: Mignolet, Matip, Moreno, Gomez, Lallana, Oxlade-Chamberlain, Ings

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply