Shaxda Rasmiga Ah Ee Juventsu Vs Tottenham: Labada Kooxood Oo Shax Adag Iskala Hor Yimid

Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda Juventus Stadium ku marti galin doonta kooxda Tottenham goordhaw kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka ee tartanka champions league.

Juventus ayuu gabi ahaanba ka maqan yahay weerarkayahanka reer Argentine ee Dybala halka uu weerarka hogaaminayo weeraryahanka Higuain.

Tottenham ayaa iyadu Laba badal ku samaysay shaxdeii ay kaga badisay kooxda Arsenal iyada oo kaydka dhigtay xiddigah Trippier & Son kuna soo bilwoday Aurier & Lamela.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Juventus: Buffon, De Sciglio, Benatia, Chiellini, Alex Sandro, Khedira, Pjanic, Bernardeschi, Douglas Costa, Mandzukic, Higuain

 

Kaydka: Szczesny, Rugani, Asamoah, Marchisio, Bentancur, Sturaro, Muratore

 

Tottenham: Lloris, Aurier, Sanchez, Vertonghen, Davies, Dier, Dembele, Eriksen, Alli, Lamela, Kane

 

Kaydka: Gazzaniga, Trippier, Rose, Wanyama, Sissoko, Son, Lucas

 

 

 

 

 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply