Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs West Brom: Giroud Oo Hogaaminaya Weerarka Blues & Morata Oo Kaydka Fadhiya

Kooxda chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dhawayn doonta kooxda West Brom kulan ka tirsan horyaalka premier league todobaadkiisii 27-aad.

Blues ayaa isha ku haysa in ay ku soo laabato wadada saxda ah iyaga oo doonaya in ay ka soo kabtaan labadii guuldaro ee xiriirka ahaa.

Conte ayaa markii ugu horaysay shaxdiisa Rasmiga ah ku bilaabay weeraryaha Giroud kaas oo hogaaminaya weerarka Blues xilli ALvaro Morata kaydka Ku jiro.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

CHELSEA: Courtois, Azpilicueta, Rudiger, Christensen, Moses, Kante, Fabregas, Zappacosta, Pedro, Giroud, Pedro.

 

KAYDKA: Caballero, Cahill, Emerson, Ampadu, Drinkwater, Willian, Morata.

 

 

WEST BROM: Foster, Dawson, Hegazi, Evans, Gibbs, Phillips, Barry, Krychowiak, Brunt, Rondon, Sturridge.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply