Shaxda Rasmiga Ah Ee Basel Vs Man City: Sane Oo Kaydka U Fadhiya City

Kooxda Man Citya ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Basel kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 16-ka tartanka champions league.

City ayaa doonaysa in ay natiijo fiican oo wareega xiga u dhawayda ka soo gaarto garoonka kooxda Basel ka hor inta ayna garoonkeeda kula ciyaarin lugta 2-aad.

Guardiola ayaa ku soo galay shax adag iyada oo xiddigaha Sane iyo David Silav ay fadhiyaan kaydka kooxda Man city halka xiddiga Sterling, Bernardo, Aguero ay hogaaminayaan weerarka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Basel:

 

Man Ciy:

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply