Shaxda Ramsiga Ah Ee Real Madrid Vs PSG: Gareth Bale Oo Kaydka Fadhiya & Isco Oo Ku Bilowday Shaxda Real Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda PSG kula ka tirsan tartanka champions league lugtii 1-aad kana dhici doona garoonka Estadio Santiago Bernabeu

Kooxda Real Madrid ayaa u soo galaysa in ay gaarto guul cagta sare siisa ka hor inta ayna France lugta 2-aad kula ciyaarin kooxda PSG.

Halka Kooxda PSG ay doonayso in ay natiijo wax ku ool ah kala baxdo Estadio Santiago Bernabeu bar-baro ama guul midka ay doonto ha noqotee.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid:  Navas, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Casemiro, Modric, Kroos, Isco, Benzema, Ronaldo

Kaydka: Casilla, Gareth Bale, Theo, Lucas Vazguez, Archraf, Marco Asensio, Kovacic

 

PSG: Areola; Dani Alves, Marquinhos, Kimpembe, Yuri; Rabiot, Lo Celso, Verratti; Mbappe, Cavani, Neymar

Kaydka: Trapp, Thiago, Meunier, Diarra, Pastore, Draxler, Di Maria.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply