Dib U Eegid : Sadio Mane Oo Isku Qoray Liiska Liveprool Ee Champion-ka , Maxay Ka Dhigan Thaay Sedexleydii Uu Dhaliyay ?

Liverpool ayaa garacaday kooxda FC Porto oo ay marti ugu ahaayeen lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champuion-ka

Waxa ay Liverpool ku soo badiyeen 5 gool waxaana sedex ka mdi ah dhaliyay Sadio Mane halka labada kale ay kala saxiixeen Mohamed Salah iyo Farminho

Hadaba Mane ayaa isku qoray taariikhda kooxdaas Liverpool ee tartanka Champion-ka ka dib sedexleydaas.

Waxa uu noqday laacibkii 4-aad ee Liverpool ee sedexleey ka dhaliya tartankaas Champion-ka ka dib Michael Owen, Yossi Benayoun iyo Philippe Coutinho

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply