Daawo: Wixii Uu Cristiano Ronaldo Samayn Jiray 20 Jirkiisii Laakiin Uuna 33 Jirkiisa Samayn Karin

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dhawaan qirtay in uuna haatan qaban karin shaqadii iyo wixii uu qaban jiray markii uu 20 jirka ahaa,

Cristiano Ronaldo ayaa haatan 33 jir ah waxana uu xilli ciyaareedkan in badan ku dhibaatooday in uu goolal dhaliyo shabaqana soo taabto sidii caadada ahayd.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigaynaa wixii uu Ronaldo samayn jiray markii uu 20 jirka ahaa oo uuna haatan awoodin in uu Sameeyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply