Daawo: Wacadaraha Ay Taageerayaasha PSG Ka Dhigayaan Wadooyinka Madrid Ka Hor Kulanka Caawa

Taageerayaasha kooxda PSG ayaa kala xidhay wadooyinka maagalada Madrid ka hor kulankooda caawa ay la ciyaari doonaan kooxda Real Madrid.

PSG & Real Madrid ayaa caawa fooda is dari duuna lugta 1-aad ee wareega 16-ka tartanka champions league iyada oo si weyn loo sugayo kulanka.

Taageerayaasha kooxda PSG ayaa durba wacdaro ka dhigaya wadooyinka Madrid iyaga oo shiday waxyaabaha qarxaha iyo waliba waxyaabo iftiimaya Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply