Daawo: Qaabkii Uu Daafaca Kooxda Liverpool Ee Virgil Van Dijk Si Khalad Ah Ugu Gali Gaaray Qolka Labiska Kooxdiisii Hore Southampton

Virgil van Dijk ayaa noqday daafaca ugu qaalisan dunida ka dib markii Liverpool ugu soo biiray lacag dhan 75 Milyan oo euro intii lagu guda jiray suuqii January.

Laba bilood ka dib Van Dijk ayaa yimid garoonka St Mary’s si uu u wajaho kooxdiisii ​​hore ee Southampton,laakiin wax yar ka hor daafaca ayaa sameeyay khalad kadib markii uu soo gaaray garoonka.

Van Dijk ayaa furay albaabka qolka labiska kooxdiisii hore halkii uu gali lahaa kooxdiisa haatan ka hor inta uuna xaqiiqsan in uu u ciyaaro Liverpool Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply