Daawo : Goolkii Sida Quruxda Badneyd Ee Uu U Baasay Neymar Ee Laga Dhaliyay Real Madrid .

PSG ayaa nasiida ugu dirtay Real hal gool oo nadiif ah kaasi oo yimid daqiiqaddii 33-aad ee dhamaadka qeybta hore.

Goolkaas waxaa ka muuqday qalad dhanka daafaca ah waxaana saxiixay Adrien Rabiot ka dib baas ciribta ah oo uu ka helay Neymar

Hadaba muuqaalka goolkaas halkaan laacibtv.net ka daawo

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply