Daawo: Goolashii Uu Neymar Ka Dhaliyay Real Madrid Ka Hor Inta Uuna Caawa Mar Kale Ka Hor Iman

Neymar ayaa mar kale k hor imanaya kooxda Real Madrid kadib markii uu sanado ka hor tagay ama la ciyaaray isaga oo Barcelona u ciyaara.

Xiddiga reer Brazil ayaa markan ka hor imanaya kooxda Real Madrid isaga oo ah xiddiga ugu muhiimsan ee kooxda PSG oo uu ku biiray xagaagii la soo dhaafay.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa goolashii uu ka dhaliyay kulamadii uu ka hor yimid kooxda Real Madrid Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply