Daawo: Coutinho,Kroos &10-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Todobaadka, Goolal Cajiib Ah Ayaa Ku Jira

Garoomada kubada cagta ayay todobaadkii hore ka dheceen kulamo badan oo xiiso badan oo ka mid ah tartamada kala duwan ee laga ciyaaro adduunka.

Kulamadaas ayaa laga dhaliyay goolal kala qurux badan kuwaas oo ay dhaliyeen xiddigaha ka qayb galaya ahaana qaar soo jiidasho leh.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 10-kii gool ee ugu quruxda badnaa ee laga soo xulay goolashaas la dhaliyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply