Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa bartilmaameed u noqday laba kooxood oo premier League ah ka hor suuqa kala iibsiga xagaaga. Wargaysla El Nacional ayaa sheegay in ay kooxaha Man United iyo Tottenham doonayaan
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli