Wargayska Marca Oo Soo Saaray 10-kii Saxiix Ee Ugu Xumaa 2017

Qaar ka mid ah xiddigaha ugu fiican adduunka ayaa sanadkii 2017 badalay kooxdooda iyaga oo ku biiray kooxo cusub si ay u gaaraan guulo kale.

Si kasta ha ahaatee heshiiskii uu Neymar uga tagay kooxda Barcelona kuna biiray Paris Saint-Germain ayaa loogu codeeyay saxiixii ugu fiicnaa sanadka 2017.

Dhanka kale xiddigaha Diego Cost iyo Romelu Lukaku ayaa loo doortay saxiixyadii ugu xumaa sida ay u codeeyeen codayn ay samaysay wargayska Marka.

Halkan Hoose Kaga Bogo 10-kii saxiix ee la sameeyay 2017 ee ay Marca soo xulatay:

  1. Neymar – 42
  2. Mbappe – 30
  3. Dembele – 9
  4. Ederson – 7
  5. James – 4
  6. Monchi – 4
  7. Bonucci – 2
  8. Van Dijk – 1
  9. Costa – 1
  10. Lukaku – 1

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply