Real Madrid Oo Iska Xaadirisay Semi Finalka Cope Del Rey , Numancia Ayay Bar-bar Dhac Min Laba Gool Ah La Galeen

Numancia ayaa waqtigii geerida ee dhamaadka ciyaarta waxa y bar bar dhac min laba gool ah la ah la galeen kooxda Real Madrid oo ay marti u ahaayeen

Labada gool waxaa ku horeeysay Real waxaan u saxiixay Lucas Vazquez dqiiqadihii 11-ad iyo 59-aad halka dhankooda lagu helay goolasha daqiiqadihii 45-aad iyo 85-aad waxa ayna ciyaarta aheyd mid xaraarad leh oo weerar iyo weerar celis aheyd

Kooxda martida aheyd waxa daqiiqaddii 90-aad kaarka cas laga siiyay Dani Calvo sidaas oo ay tahay waxa ay muujiyeen in aysan aheyn koox yar oo lagu soo deg degi karo .

Real waxa ay iska xaadiriyeen semi finalka Cope Del Rey inkastoo bar bar dhacaas ay galeen maadama kulankii hore ay sedex gool ku soo badiyeen waxa ayna isku geynta labada kullan natiijadeeda noqotay 5/2

Tababare Zidane ayaa kulankaas safay ciyaartooyda keydka marka laga reebo Carvajal kaasi oo biloowgii qeybta labaad la badalay

Dhanka kale bar bar dhacaan waa kii labaad ee isku xiga ee Real xilli todobaadkii hore bar bar dhac min laba gool ah la galeen Celta Vigo balse horyaalka ayaa la joogay

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply