Rasmi: Ernesto Valverde Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Lugta 2-aad Tartanka Copa del Rey & Valverde Oo Soo Xushay Xiddigihiisa Ugu Muhiimsan

Kooxda Barcelona ayaa lugta 2-aad ee tartanka Copa del Rey ee ay la ciyaari doonaan kooxda Celta Vigo la tagaysa shax adag kadib markii uu Ernesto Valverde xiddigihiisa waaweyn ka tagay lugtii hore.

Si ka duan lugtii hore tababaraha Barcelona ayaa kulanka ku soo gali doona xiddigihiisa ugu muhiimsan xilli Lionel Messi, Luis Suarez Iyo Andres Iniesta ay dhamaantood ku soo laabteen liiska kulanka.

Waxa sidoo kale liiska ku jira xiddigo ka tirsan Barcelona B oo ay ka mid yihiin xiddigaha Carles Alena Iyo Jose Arnaiz.

Halkan Hoose Kaga bogo Liiska oo dhamaystiran:

Jasper Cillessen, Marc-Andre ter Stegen; Nelson Semedo, Gerard Pique, Javier Mascherano, Thomas Vermaelen, Jordi Alba, Lucas Digne, Sergi Roberto; Sergio Busquets, Ivan Rakitic, Iniesta, Paulinho, Andre Gomes, Alena; Messi, Suarez, Ousmane Dembele and Arnaiz.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply