Ma Ku Fikireysay Helista Web Madax Banaan Oo Lafa Gura Siyaasadda Dalka ,Puntlandi.CA Ayaa Qaab Xor Ah Kugu Soo Gudbineysa

Maadaama dalka guud ahaan marayo xaalado is badal oo kala duwan , ma is leedahay waad xiiseyneysaa la socoshada wararka siyaasadda guud ahaan Somaliya .

Hadaba Puntlandi.ca waxa waa shabakad madax banaan diiradana saareysa xanta hoose siyaasadda dalka iyo dhamaan maamulada jira ,waxa ay leedahay qeyb si gooni loogu falaanqeeyo qorshayaasha siyaasiinta iyo axzaabta, waana shabakad boqolkiiba boqol madax banaan

Puntlandi.CA waxa ay aqristaasheeda siineysaa fursad ah in ay soo diri karaan maqaalooda dhinac waliba oo ay ka eegayaan xaaladda dalka qaab xor ah .

Hadaba ka mid noqo asxaabtta Puntlandi.CA oo ka hel warar runta ku saleeysan iyo faaqidaad siyaaseed oo bilaa cabsi ah booqo Puntlandi. CA

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply