Liiska Xiddigaha Saxiixood ilaa Haatan La Dhamastiray Oo Dhamaystiran

Suuqa kala iibsiga ayay kaliya ka hareen in uu xirmo 24 saac iyada oo ay kooxo badan suuqa ugu jiraan sidii ay xiddigo cusub ugu soo dari lahaayeen.

Hadaba waxa haatanba jira kooxo badan soo suuqa si fiican u galay lana soo wareegay xiddigo ay kooxdooda uga baahnaayeen kuna xoojiyeen.

Van Dijk ayaa ku biiray kooxda Liverpool bilowgii bishan halka uu Coutinho ku biiray kooxda Barcelona isaga oo noqday xiddiga ugu qaalisan.

Sanchez iyo Mkhitaryan ayaa iyaguna heshiis isku badalasho ah ugu biiray kooxaha kala Ah Arsenal iyo Man United kuwaas oo saxiixyada ugu waaweyn ee la dhamaystiray.

Transfers

Hadaba halka hoose kaga bogo xiddigaha ilaa haatan saxiixooda la dhamaystiray:

Baba Rahman – Chelsea to Schalke, Amaah

Daniel Sturridge – Liverpool to West Brom, Amaah

Gerard Deulofeu – Barcelona to Watford, Amaah

Leonardo Ulloa – Leicester to Brighton, Amaah

Diafra Sakho – West Ham to Rennes, lacag aan la shaacin

Ali Gabr – Zamalek FC to West Brom, Amaah

Ashley Smith-Brown – Man City to Oxford, Amaah

Anton Walkes – Tottenham to Portsmouth, Amaah

Luke Amos – Tottenham to Stevenage, Amaah

Connor Mahoney – Bournemouth to Barnsley, Amaah

Adam King – Swansea to Mansfield, Amaah

Charly Musonda – Chelsea to Celtic, Amaah

Virgil van Dijk – Southampton to Liverpool, £75m

Adrien Silva – Sporting Lisbon to Leicester, £22m

Philippe Coutinho – Liverpool to Barcelona, £146m

Moussa Niakate – Paris FC to Stoke, Xor

Francis Coquelin – Arsenal to Valencia, Lacag aan la shaacin

Arda Turan – Barcelona to Istanbul Basaksehir, Amaah

Marlos Moreno – Man City to Flamengo, Amaah

Marko Grujic – Liverpool to Cardiff, Aaah

Theo Walcott – Arsenal to Everton, £20m

Alexis Sanchez – Arsenal to Manchester United, Heshiis Isku Balasho

Henrikh Mkhitaryan – Manchester United to Arsenal, Heshiis Isku Balasho

Lassana Diarra To PSG Xor

Kenedy – Chelsea to Newcastle, Amaah

Yerry Mina Palmeiras To Barcelona 11m

Ross Barkley Everton to Chelsea 15m

 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply