Muuqaal: La Qabso Waa Barcelona: Daawo Qaabkii Uu Philippe Coutinho Uga Fal Celinayay Goolasha Barcelona, Gaar Ahaan Kuwii Messi

Kooxda Barcelona ayaa guul raaxo leh ka gaartay kooxda Celta Vigo kulan ka tirsanaa tartanka Copa Del Rey-ga lugtii 2-aad kulan ka dhacay Camp Nou.

Kamerooyinka ayaa si weyn ula socday saxiixa cusub ee Barcelona ee Philippe Coutinho kaas oo daawanayay ciyaarta markii ugu horaysay tan iyo markii uu ku soo biiray.

Xiddiga reer Brazil ayaa siyaabo kala duwan uga fal celiyay goolashii ay dhaliyeen xiddigaha ay isku kooxda yihiin kuna xasuuqeen Celta Vigo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply