Horyaalkee soo Xushay Kooxdii Ugu Fiicnayd Sanadkii 2017

Waxa aynu durba soo dhaafnay 4 maalmood bilowgii sanadka cusub ee 2018 waxana horyaal walba laga soo saaray kooxdii ugu fiicnay sanadkii 2017.

Xiddigaha Cristiano Ronaldo, Lionel Messi, Harry Kane, Kevin De Bruyne, Robert Lewandowski, Pierre-Emerick Aubameyang, Mauro Icardi, Paulo Dybala, Neymar, Iyo Kylian Mbappe ayaa dhamaantood hogaaminayay kooxohooda sanadkii 2017.

Hadaba waxa aanu halkan ku soo gudbin doonaa dhamaan koox walba oo ugu fiicnayn sanadkii 2017 ee laga sameeyay horyaalada ugu waaweyn yurub.

Halkan Hoose kaga bogo horyaal walba oo laga soo saaray shaxdii ugu fiicnayd sanadkii 2017 horyaalkee kooxda ugu fiican leh?

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply