Dib U Eegid: Liverpool Oo Man City Ka Jabisay Rikoor U Yaalay Muddo Sanad Ah

Kooxda Liverpool ayaa kooxda Man City ka jabisay rikoor sanad u yaalay kadib guushii ay ka gaartay kulankii ka dhacay garoonka Anfield kana tirsanaa horyaalka premier league.

Reds ayaa guul ka gaartay Man city iyada oo noqotay kooxdii ugu horaysay ee guuldaro bada Citizen kulan ka tirsan horyaalka premier league.

Kooxda Liverpool ayaa 4 gool ka dhalisay Man City iyada oo ka jabisay rikoor u yaalay ilaa bishii January ee sanadkii 2017.

Kooxda Man city ayaan laga dhalin wax ka badan 2 gool tan iyo January sanadkii 2017 iyada oo Liverpool ka jabisay rikoorkaas cajiibka ah.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply