Dib U Eegid: Kooxda Chelsea Oo Taariikh Aan Horay Loo Dhigin Ka Dhigtay England

Kooxda chelsea ayaa guul ay u qalantay ka gaartay kooxda Newcastle kulan ka tirsanaa tartanka FA Cup-ka kana dhacay garoonka Chelsea.

Saddex gool oo ay kala dhaliyeen Marcos Alonso iyo Michy Batshuayi (2) ayaa chelsea ka caawiyay in ay iska xaadiriso wareega xiga ee tartanka.

Guusha kadib kooxda chelsea ayaa taariikh ka dhigtay horyaalka heer-ka 1-aad ee England kadib kulankii ay guusha ka gaartay kooxda Newcastle.

Chelsea maanta ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee Ingiriis ah oo hal kulan ku ciyaarta in ka badan hal ciyaaryahan oo dhashay qarnigii 21aad kulan maxali ah.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply