Dib U Eegid: Kooxda Chelsea Oo Markii Ugu Horaysay Taariikhda Dhigtay Rikoor Aan Fiicnayn & Leicester City Oo Sabab U Ah

Kooxda chelsea ayaa bar-baro la gashay kooxda Leicester City kulan ka tirsan horyaalka Premier league todobaadkiisii 23-aad kulan ka dhacay garoonka Stamford Bridge.

Kadib bar-barihii ay gashay kooxda chelsea waxa ay dhigtay rikoor ayna waligeed dhigin taariikhdeeda horyaalka Premier league.

Blues ayaa gashay bar-barihii 3-aad ee ee tartamada oo dhan iyada oo horay ula soo bar-baraysay kooxaha Arsenal iyo Norwich city.

Kooxda chelsea ayaa markii ugu horaysay taariikhdeeda bar-baro gashay 3 kulan oo xiriir ah kadib bar-barihii ay la gashay Leicester city,Arsenal iyo Norwich City.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply