Dib U Eegid: Jurgen Klopp Oo Rikoor Ku Dhigay Tababaraha Man City Ee Pep Guardiola

Kooxda Liverpool ayaa guul ka gaartay kooxda Man City kulan ka tirsanaa horyaalka Premier league tododobaadkiisii 23-aad kulan ka dhacay Anfield.

Kulanka oo ahaa mid waalan ayaa la kala dhaliyay 7 gool halka Liverpooo 4 gool dhalisay Man city dhalisay 3 gool oo ay labada gool wakhti dambe ahaayeen.

Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa rikoor ku dhigay tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola kadib guuldaradii ka soo gaartay Liverpool.

Tababare reer Germany Jurgen klopp ayaa ah tababaraha kaliya ee guul ka gaaray Pep Guardiola 4 mar oo kala duwan tababaramada oo dhan.

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply