Dib U Eegid : Goolkii 11-ka Il Biriqsi Ee Looga Dhaliyay United Oo Ay Tottenham Taariikh Ku Dhigeen

Totenham ayaa gool deg deg ah waxa ay kaga naxsadeen kooxda Man United oo marti ugu  ah kullan horyaalka Ingiriiska  ah kaasi oo ka dhacaya garoonka Wembley

 

Goolkaas ayaa yimid  ka dib 11 il biriqsi ee biloowga ciyaarta waxaana ka dhaliyay  Eriksen ka dib kubad laga soo qajafeeyay daafac kooxda Tottenham

Hadaba goolkaas ayaa noqday kii ugu dhaqsiyaha badnaa ee United looga dhaliyo abid kulan horyaalka Ingiriiska .

 

Eriksen ayaa isna noqday laacibkii uGu horeeyay ee United shabaqooda  ku hubsada goolka uGu deg deg badan horyaalka

 

 

 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply