DEG-DEG: Leganes Vs Real Madrid,Espanyol vs Barcelona & Wareega 8 Dhamaadka Isku Aadka Copa Del Rey-ga Oo La Soo Saaray

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka ee tartanka Copa del Rey iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Kooxda difaacanaysa tartanka ee Barcelona ayaa isha ku haysa in  ay sii  wadato difaacashada waliba ku guulaysato sanadkii 2-aad oo xiriir ah.

Kulamada ayaa la ciyaari doonaan 31 January iyo 7 February iyada oo lugta 1-aad la ciyaari doono salaasada iyo Arabacada todobaadka dambe halka lugta 2-aad la ciyaari doono todobaadka ku xiga.

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo Isku aadka oo dhamaystiran:

Leganes Vs Real Madrid

Espanyol vs Barcelona

Atlético Madrid Vs Sevilla

Valencia v Alaves

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply