DEG-DEG: Germany Vs France,Holland, Portugal Vs Italy, England VS Spian & Isku Aadka UEFA Nations League Oo La Soo Saaray

Waxa la soo saaray isku aadka horyaalka ay ciyaari doonaan xulalka reer yurub ee UEFA Nations League kaas oo ay xulalka reer yurub ku tartami doonaan.

Kooxda Badisa Group Walba ayaa u gudbi doonta wareega xiga ee UEFA Nations League.

Waxa intaas sii dheer 4 kooxood ee ku dhamaysta booska uu dambeeya ayaa dhaa-dhici doona halka ayna 4 kooxood ee ugu qiimaha is reeb-reeb u gali doonaan ka qayb galka tartanka UEFA Euro 2020.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka Oo Dhamaystiran:

Isku Aadka League A

Isku Aadka League B

Isku Aadka League C

Isku Aadka League D

 

 

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply