Daawo: Saxiixa Cusub Ee Barcelona Ee Yerry Mina Oo Isaga Oo Kaba La,aan Ah La Soo Bandhigay, Garoonka Ayuu Isaga Dhex Siibay

Daafaca cusub ee Kooxda Barcelona ee Yerry Mina ayaa sameeyay arin la yaab leh intii la soo bandhigayay isaga oo kabihii uu xirnaa isaga siibay garoonka dhexdiisa.

Yerry Mina ayaa shalay si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah kadib markii uu qalinka ku duugay heshiis 5 sano iyo bar- ah oo uu ku joogi doono Camp Nou.

Xiddigan ayaa intii la soo bandhigay go,aansaday in uu kaba la,aan ku galo garoonka Camp Nou waxana uu kabaha isaga siibay saxaafada horteeda Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply