WARBIXIN: Xiddigaha Ugu Goolasha Bada, Xiddigaha Ugu Caawinta Badan & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Wareegii Group-yada Champions League Ee Xalay Soo Xirmay

Waxa xalay la soo dhamaystiray wareega Group-yada tartanka champions league xilli ciyaareedkan iyada oo ay dhamaystirmeen kooxihii 16-ka ahaa ee loo baahnaa wareega xiga.

Wareega Group-yada ayay xilli ciyaareedkan dheceen lama filaano iyada oo ay kooxda Atletico Madrid ka hartay sidoo kale kooxda Napoli.

Hadabawaxa aanu warbixintan ku soo gudbin doonaa xiddigaha ugu fiican,Kooxaha ugu fiican,Gool dhaliyayaasha,xiddigaha caawinta ugu badan sameeyay iyo waxyaabo kale oo badan.

Xiddigaha Gool Dhaliyayaasha Ugu Badan Dhaliyay:

Cristiano Ronaldo: 9.

Edison Cavani: 6

Harry Kane: 6

Firmino: 6

Neymar: 6

Xiddigaha Caawiyayaasha ugu fiican Sameeyay:

James Milner: 6 caawin

Alberto Morino: 3

Neymar: 3

De Bruyne: 3

Mbappe: 3

Dries Mertens: 3

Xiddigaha Gasta Ugu Badan Sameeyay Kulankii:

Neymar: 6.3 Gas

Diego Perotti: 6.2

Yacine Brahimi: 5.5

Eden Hazard: 4.5

Naby Keita: 4.4

Xiddigaha Sameeyay Fursadaha ugu badan kulankii:

Cesc Fabregas: 3.7 fursadood

Eden Hazard: 3.3

Neymar: 3.3

Paulo Dybala: 3.2

Toni Kroos: 2.8 fursadood.

Xiddigaha Kubada ugu badan ku laagay Goolka Kulankii:

Cristiano Ronaldo: 7.5 laag

Robert Lewandowski: 5.6

Mohamed salah: 4.8

Lionel Messi: 4.7

Harry Kane: 4.6

Xiddigaha Baaska Ugu Badan Dhiibay Kulankii:

Éver Banega: 111 baas

John Stones 98

Marco Verratti: 97

Nicolás Otamendi: 95

Joel Matip: 91

Xiddigaha Kubadaha Ugu Badan Dilay:

Casemiro: 5.2 kubad Dilid

Marc Bartra: 4.3

Adrian Triple: 4.2

Dani Alves: 3.7

Filipe Luís: 3.7

Comments

comments

Leave a Reply