WARBIXIN: 5-ta Kooxood Ee Goolasha Ugu Badan Dhaliyay Wareega Group-yada Champions Leageu & Liverpool Iyo PSG Oo Hogaaminaya

Waxa xalay la soo afjaray wareega Group-yada tartanka champions league waxana dhacay lama filaano aan la filayn bilowgii tartanka taas oo ahayd in ay kooxo badan ku dhamaysteen meel aan laga filayn hadii ay noqotay in ay ka hareen tartanka iyo hadii ay ku dhamaysteen kaalmo aan laga filanayn.

Tartanka ayaa xilli ciyaareedkan ahaa mid xiiso leh oo ay kooxaha ka qayb galay dhamaan is wada awood leekaayeen hadii noqoto qaab ciyaareedkooda iyo awoodooda.

Hadaba waxa jira kooxo dhaliyay goolal badan kuwaas oo aan horay looga dhalin wareega Group-yada tartanka champions league,

Kooxda PSG ayaa noqotay koox rikoor ka dhigta wareega Group-yada kadib markii ay dhalisay goolashii ugu badnaa ee laga dhaliyo tartanka champions league.

Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo gudbin doona kooxaha goolasha ugu badan dhaliyay tartanka xilli ciyaareedkan intii lagu jiray Group-yada.

Image result for PSG and Liverpool

  1. Paris Saint Germain: 25 Gool
  2. Liverpool: 23 Gool
  3. Real Madrid: 17 Gool
  4. chelsea: 16 Gool
  5. Tottenham: 15 Gool

Comments

comments

Leave a Reply