WARBIXIN: 25 Shaqsi Ee Ugu Dakhliga Badan Adduunka Ciyaaraha Fudud Oo La Soo Saaray Halkee Ayay Ronaldo & Messi Kaga Jiraan

Si aad u noqoto xiddig cajiib ah oo ciyaaraha ciyaaraha fudud waxa aad u baahantahay in aad naftaada u hurto.

In aad ka baxdo nolosha Bulshada, in aad wakhti hore tagto tababarka subaxnimo iyo waliba ka go,naan dhab ah oo waxa uu doonayo in uu noqdo.

Hadii aad midaas samayso waxa aad abaalmarin u helaysaa koobab, bilado dahab ah iyo waliba lacago malaayiin oo dheeraad ah.

Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo bandhigaynaa 25 ciyaaryahan ee ciyaara ciyaaraha fudud ee ugu dakhliga badan ciyaaraha Abid.

1.Michael Jordan – $1.85bilyan

2.Tiger Woods – $1.7bilyan

3.Arnold Palmer – $1.4bilyan

4.Jack Nicklaus – $1.2bilyan

5.Michael Schumacher 1billion

6.Phil Mickelson – $815m

7.Kobe Bryant – $800m

Kobe Bryant smiles during the post game news conference after scoring 60 points in the final game of his NBA career at Staples Center on April 13, 2016

7.David Beckham – $800m

9.Floyd Mayweather – $785m

10.Shaquille O’Neal – $735m

11.LeBron James – $730m

12.Cristiano Ronaldo – $725m

Image result for ronaldo ballon d'or 2017

13.Greg Norman – $705m

Greg Norman (Pic:Getty)

14.Mike Tyson – $700m

15.Roger Federer – $675m

16.Lionel Messi – $600m

17.Alex Rodriguez – $575m

Baseball

18.Jeff Gordon – $525m

19.Oscar De La Hoya – $520m

Oscar de la Hoya (Pic:Getty)

20.Manny Pacquiao – $510m

Filipino boxer and Senator Manny Pacquiao raises his boxing winning belt during a news conference upon arrival

21.Derek Jeter – $490m

22.Peyton Manning – $480m

Denver Broncos' quarterback Peyton Manning holds the Vince Lombardi Trophy

23.Kevin Garnett – $480m

24.Evander Holyfield – $475m

25.Andre Agassi – $470million

Andre Agassi 1992

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply