Shaxda Laga Yabao In United Ku Soo Galaan Kulanka Arsenal ,Sedex Weerar Iyo Afar Daafac Ayay Ciyaarayaan

United ayaa kullan adag oo wareeegga 14-aad ee horyaalka Ingiriiska waxa ay caawa marti ugu yihiin kooxda Arsenal ee ka dhisan waqooyiga London

Hadaba wargeyska Theguardian ayaa baahiyay shaxda laga yaabo in United ku soo galaan kulankaas caawa

United : goosha , De Gea ,

Daafaca, Young , Rojo , Smalling iyo Valenica

QadkaDhexe : Pogba , Matic iyo Mata

Weerarka : Jesse Lingard ,Lukaku iyo Martial

Comments

comments

Leave a Reply