Shaxda Ay U Badan Tahay In Arsenal Ku Qaabilaan United , Giroud Weerarka Ayuu Wax Ka Hogaaminayaa

Arsenal ayaa kullan adag oo wareeegga 14-aad ee horyaalka Ingiriiska waxa ay caawa ku marti gilinayaan kooxda Man United ee ka dhisan qalcadda Old Trafford.

Hadaba wargeyska The Gardian ayaa baahiyay shaxda laga yaabo in Arsenal ku soo galaan kulankaas caawa

Goosha : Cech

Daafaca : Koscielny , Mustafi iyo Monreal

Qadka Dhexe : Bellerin, Ramsey,Xhaka iyo Kolasinac

Weerarka :Ozil Giroud iyo Sanchez

Comments

comments

Leave a Reply