Shaxda Arsenal Iyo Man United, Hab Adag Ayay Ku Soo Galayaan Garoonka

Arsenal ayaa kullan adag oo wareegga 14-aad ee horyaalka Ingiriiska waxa ay goor ku dhaw ku marti gilinayaan kooxda United , waxa ayna labadaan koox kulankaan galayaan iyaga oo ku kala jira booska 3-aad halka Arsenal ku jiraan booska 5-aad .

Hadaba shaxda labada koox ku soo galayaan aya aah sida tan

Shaxda biloowga Arsenal :Cech,Koscielny, Mustafi,Monreal,Ramsey, Xhaka,Bellerin,Kolasinac,Ozil ,Alexis iyo Lacazette
Keydka : Ospina, Mertesacker,Coquelin,Wilshere ,Iwobi,Welbeck iyo Giroud

Man United :  De Gea; Valencia, Lindelof, Smalling, Rojo; Young, Matic, Pogba, Lingard; Martial, Lukaku

Subs: Romero, Darmian, Blind, Mkhitaryan, Herrera, Mata, Rashford

Comments

comments

Leave a Reply