Shaxaha Rasmiga Ah Ee Shakhtar Donetsk Vs Manchester City,Liverpool Vs Spartak Moscow Iyo Real Madrid Vs Borussia Dortmund

Waxa goordhaw la ciyaari doonaa kulamadii ugu dambeeyay ee wareega Group-yada champions league iyaga oo ay jiraan kulamo ay kooxo badan rajoodu ku xirantahay.

Kooxda Man City ayaa iyadu wakhti hore u gudubtay wareega 16-ka ayaan wax culays ah saarnayn laakiin kooxaha Napoli iyo shakhtar oo la Group ah ayuu cadaadi xun saaran yahay si ay ugu soo gudbaan wareega 16-ka.

Liverpool ayaa iyadu haatan fursad u haysata ku soo bixitaanka wareega xiga laakiin guuldaro soo gaarta ayaa sababi karta in ay xitaa ka harto tartanka.

Real Madrid oo iyadu kaalinta 2-aad ku soo bixi karta ayaa si aad ah u doonaysa in ay guul ka gaarto kooxda Dortmund kuna Rajo weyn in Tottenham guuldaro la kulanto si ay kaalinta 1-aad ugu soo baxdo.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Shakhtar Donetsk Vs Manchester City:

Shakhtar Donetsk: Pyatov, Butko, Stepanenko, Taison, Fred, Bernard, Marlos, Ordets, Ferreyra, Ismaily, Rakitskiy.

 

Man City: Ederson, Danilo, Mangala, Adarabioyo, Fernandinho, Foden, Toure, Gundogan, Bernardo, Sane, Jesus

Kaydka: Bravo, Walker, Sterling, Aguero, Otamendi, Duhaney, Diaz

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Spartak Moscow:

Liverpool: Karius, Gomez, Klavan, Lovren, Moreno, Can, Wijnaldum, Coutinho, Mane, Salah, Firmino.

Kaydka: Mignolet, Alexander-Arnold, Milner, Henderson, Oxlade-Chamberlain, Solanke, Sturridge

Spartak Moscow: Selikhov, Eschenko, Bocchetti, Tasci, Dzhikiya, Zobnin, Fernando, Glushakov, Promes, Ze Luis, Luis Adriano.

 

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Borussia Dortmund:

Real Madrid: Navas, Nacho, Ramos, Varane, Theo, Casemiro, Kovacic, Isco, Ronaldo, Mayoral, Vazquez

Kaydka: Casilla, Marcelo, Luka Modric, Llorente, Asensio, Ceballos, Benzema

Borussia Dortmund: Burki, Subotic, Papastathopoulos, Schmelzer (c), Bartra, Sahin, Guerreiro, Dahoud, Aubameyang, Pulisic, Kagawa

Comments

comments

Leave a Reply