Sawiro: Daawo Cristiano Ronaldo, Lionel Messi, Zlatan Ibrahimovic Iyo Neymar Oo Ah Qaaba Aanad Horay Ugu Arag

Xiddigaha Cristiano Ronaldo, Lionel Messi, Zlatan Ibrahimovic Iyo Neymar ayaa ku soo muuqday sawir aanad horay u aragtii aad noloshaada taqaanay ama daawanaysay.

Waxa Ka dambeeyay farshaxan yahahanka reer Italy ee Pupazzaro.

Waxa uu soo qaatay xiddigaha ugu magaca weyn kubada cagta waxana uu u badal dagaalyahanada Samurai warriors.

Xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa kubad ololaysa u dul taagan sida caanka ah e uu kubada u dul istaago isaga oo xiran maaliyada cadaanka ah ee Los Blancos.

Zlatan Ibrahimovic  ayaa isagu xiran dhar casaan ah oo ay ku taalo calamaadii Ma United iyo xulka qarankiisa Holland waxana uu ku taagan yahay kubad isaga oo kor u haya seef waliba dab hareeihiisa ka shidan yahay.

Lionel Messi ayaa dhankiisa xiran dhar isku jooga ah oo jirkiisa oo dhan daboolay laakiin ay ka muuqato calaamada buluuga iyo casaanka ee kooxda Barcelona.

Xiddiga Kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa isagu xiran maro weyn oo ay ku sawirantahay calaamada Kooxda Paris Saint-Germain.

 Cristiano Ronaldo depicted as a Samurai warrior

 The Real Madrid star has a different look in the striking artwork

 Zlatan Ibrahimovic looks amazing in the images

 The Swede has been doing a lot of celebrating since joining United

 Lionel Messi as a Samurai warrior

 The Barcelona star was an inspiration for Italian artist Pupazzaro

 Neymar has been turned into a different creation altogether by Pupazzaro

 

 Neymar in action for Brazil

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply